Below you’ll find some frequently asked questions and answers for your information:

Waxaad halka hoose ka helaysaa su’aalo iyo jawaabo ku saabsan PFMka:

 

What is PFM?

PFM stands for Public Financial Management and relates to how a country raises, spends and accounts for public funds. PFM seeks to ensure that state spending translates to effective and efficient provision of services to the society and the economy. As such, PFM has to do with the process (how governments manage) and results (short, medium and long-term impacts) of government financial flows.

 The PFM system comprises several interrelated processes and systems across various government institutions. At a simplified level, these processes include four main stages:

  1. Budget formulation (strategic budgeting and strategic preparation)
  2. Budget approval (Legislative Debate and Enactment)
  3. Budget execution (Accounting and Reporting, Internal Control / Audit, Resource Management
  4. Budget evaluation (External audit and Accountability).

Waamaxay PFMKU?

PFMku wuxuu u taagan yahay (Public Financial Management) oo noqonaysa Maamul Xisaabeedka Dawladda, taas oo sheegaysa sidii loo horumarin lahaa qaabka loo maamulo hab xisaabeedka hantida dawladda loona hubin lahaa sida loo kharash garaynayo.PFMku waxa uu hubiyaa in dawladdu hantidii umadda u isticmaashay si hufan oo wax ku ool ah taas oo waxtar u leh bulshada iyo dhaqaalahaba.sidoo kale PFMku wuxuu dalka kusoo kordhinayaa habka wadamada horumaray ay u maamulaan geedi socodka hab-xisaabeedkooda oo mudaysan.

PFMku wuxu ka kooban yahay nidaamyo kala duwan oo laxidhiidha guud ahaa qaybaha kala duwan ee dawladda. Habkan PFMka ee la fuduudeeyay waxa ka mid ah afar qaybood oo ugu muhiimsan oo uu marayo oo kala ah:

  1. Dajinta Miisaaniyadda (habka loo dajinayo loona diyaarinayo miisaaniyadda)
  2. Ansixinta Miisaaniyadda (in si sharciyaysan looga dooda lana fuliyo)
  3. Dhaqan galinta Miisaaniyadda (in lagu dhaqmo miisaaniyaddi la ansixiyay)
  4. Hubinta Miisaaniyadda (in la xisaabiyo, la hubiyo lana siidaayo).

What are the Principle Objectives of the PFM Reform Strategy?

The principle objective is for the PFM Reform Strategy to provide a broad, holistic, and country-led strategic framework that supports the establishment of priorities, sequencing of tasks, and short-, medium- and long-term actions. The ultimate goal is “To ensure efficient, effective and accountable use of public resources as a basis for economic development and poverty eradication through improved service delivery.”

Waa maxay u jeedada guud ee laga leeyahay dibu-habaynta PFMka?

Ujeedada guud ee laga leeyahay dibu-habaynta maamul maaliyadeedka dawladdu waxa weeyi si loo helo qaab wax ku ool ah oo lagula xisaabtami karo sida loo isticmaalayo khayraadka bulshada taas oo saldhig ahaa kaqayb qaadanaysa horumarinta dhaqaalaha iyo dabargoynta saboolnimada.


What is the Vision of the Somaliland PFM Reform Program?

A government that promotes transparency and efficiency in the use of public funds for the effective delivery of measurable results.

Waa maxay aragtida fog ee laga leeyahay mashruucan dibu-habaynta PFMku?

In lahelo dawlad u isticmaashay hantida umadda si waxku ool ah oo leh kala dambayn iyo daahfurnaan la cabiri karo.


What is the Mission of the Somaliland PFM Reform Program?

To achieve the highest possible efficiency, transparency and accountability in the allocation, management and use of public finances to meet the GoSL’s development and economic growth priorities.

Waa maxay u jeedada guud ee laga leeyahay dibu-habaynta PFMka?

Ujeedada guud ee laga leeyahay dibu-habaynta maamul maaliyadeedka dawladdu waxa weeyi si loo helo qaab wax ku ool ah oo lagula xisaabtami karo sida loo isticmaalayo khayraadka bulshada taas oo saldhig ahaa kaqayb qaadanaysa horumarinta dhaqaalaha iyo dabargoynta saboolnimada. 


Why a Country-led PFM Reform Program?

PFM systems, priorities and processes vary from country to country and are also part of a country’s broader national policies that direct or inform public resource allocation. Therefore, the PFM process should be country-led so as to match the national levels of capacity, context and needs. Furthermore, PFM is central to creating a relationship of mutual trust and shared consensus between government and citizens that is at the core of the development process. The GoSL values, and seeks to represent, the input and needs of the Somaliland people, hence the emphasis on country-led PFM reform strategic development.

Maxay tahay sobobta uu mashruucani PFM dawlad u hagaajiyo?

Nidaamyaka PFMka mudnaanta iyo geedi socodka dal ilaa dal waxay balaadhinaysaa geedi socodka qaranimo ee dal leeyahay taas oo si toos ahna u qoondaynaysa khayraadka dawladda. Sidaas darteed habkan PFMku waa inuu noqdaa mid dalka hogaaminaya si loo xaqiijiyo heerka awoodeed ee qaran macnaheeda iyo baahideeda. Intaas waxa sii dheer, PFMku wuxuu xudun u yahay abuurista xidhiidh is-aaminid oo loo dhanyahay oo u dhaxeeya dawladda iyo muwaadiniinta taas oo aynu odhan karno waxay muhiim u tahay habka wax loo horumarinayo. Qiimaha dawladdu waxa weeyi sidii ay u matali lahayd una raadin lahayd baahida iyo talooyinka dadka dalka taasina waxay dhaboobaysaa marka ay culayska saaraan sidii hiigsiga mashruucan PFMka loo horumarin lahaa.


What are the main gaps and challenges which the PFM Reform Strategy aims to address

Some gaps include:

Legislation

Notwithstanding the significant gains made in development of PFM legislation, further refinement of some of the proposed PFM laws on financial management and accountability, procurement, audit, revenue and customs are required to provide a sound legal and political environment.

International Compliance

International organizations have specified common standards for various PFM functions including budgeting, reporting, auditing, etc. For example, Budget classification standards provide a comprehensive and useful picture of government operations. The current budget classification system must be aligned to international standards. Further, although the GoSL has implemented a budget planning process, which includes the release of a budget circular, most line ministries lack the capacity to plan, budget, allocate resources and link procurement to PFM.

Financial Reporting

Financial reporting activities are complex and difficult to analyze leading to poor reporting and monitoring of funds as well as poor planning and budgeting. Current macroeconomic analysis systems must be strengthened to support the implementation and adaptation of a macroeconomic framework; for example revenue and expenditure data is mostly handled manually, resulting in incomplete information, data errors and limited ability to assess or predict the country’s current and future economic situation.

Procurement

Procurement lacks transparency and oversight and fails to adequately consider the role and responsibilities of line ministers. The elevation of the National Tender Board to an oversight entity would enable monitoring and regulation of procurement activities executed by all units.

Revenue Collection

Revenue collection is also a manual process that lacks sufficient controls and monitoring, as administrators must rely on unconventional methods to obtain up-to-date data for reporting purposes with questionable accuracy and quality.

Limited Technology

Various gaps in technology and technical skills exist, inhibiting sufficient reporting and management oversight.

The gaps outlined above result in a financial system that is vulnerable to poor planning and budgeting, inflation or duplication of expenditure and misplacement or diversion of funds. These in turn hinder the successful implementation and verification of the public works that state funds are actually intended for.

Maxay yihiin carqaladaha hiigsiga ugu muhiimsan ee mashruucan PFMku leeyahay?

Waxyaabaha carqalada ku ah waxa kamid ah:

Sharciga

Iyada oo ay jirto faa’iidooyin waawayn oo laga gaadhay dhinaca horumarinta sharciga PFMka, waxa kaloo jirta baahi loo qabo sidii loo xoojin lahaa sharciyo badan oo u baahan in lagu horumariyo sharciga  PFMka ee maamul maaliyadeedka iyo xisaabinta, wax iibsiga, baadhida iyo kastamada kuwaas oo ubaahan sharci iyo siyaasad xoogan.

U hogaansanaata caalamiga ah

Dawladaha caalamiga ahi waxay leeyihiin heer guud oo qeexa shaqooyinka kala duwan ee PFMku qabto oo ay kamid tahay miisaaniyadda, warbiximaha, baadhida, iwm. Tusaale ahaa heerarka kala soocidda miisaaniyaddu waxay shaqada dawladda ka caawisa sidii ay u siin lahayd fahan kufilan iy sawir macno samaynaya. Qaabka kala saaridda miisaaniyadda imika waa inay udhigan taa sida heerka caalamiga. Inkastoo dawladda Somaliland hirgalisay qorshaha geedi socodka miisaaniyadda qaranka taas oo ay ugu horayso dajinta siyaasadda miisaaniyadda qaranka hadana wasaaradaha kuxidhan maaliyaddu waxa haysta awood la’aan dhinaca miisaaniyadda, qoondaynta khayraadka, iyo qaabka wax iibsiga taas oo la tacaluqda mashruucan PFMka.

Warbixin maaliyadeed

Warbixin maaliyadeedku waa kuwo ay adag tahay falanqayntoodu taasoo keentay in warbixin aad u liidata laga sameeyo hadyo goor lasocodka lacagaha iyo qorshaynta miisaaniyadda qaranka. Nidaamyada falaqaynta dhaqaale ee hadda waa in la xoojiyo si ay u taageeraan fulinta iyo la qabsashada qaabka dhaqaale, taas oo ka hortagi karta macluumaadka aan dhamaystirnayn una sahlaysa dawladda inay ogaadaan awoodooda xadidan si ay u saadaaliyaan xaaladda dhaqaale ee hadda iyo mustaqbalka dalka.

Iibsiga

Doorka masuuliyadeed ee wasaaraduha waxa kaliya oo laga ogaan karaa sida ay iibsiga uga shaqaysiiyeen una maraan nidaamkii caalamiga ahaa sidaas ooy tahay waxa arinkaas ka masuul ah lagana xisaabtami karaa gudida qandaraasyada qaranka.

Ururinta Dakhliga

Ururinta dakhligu waa  qaab aynu odhan karno waxa inoo qaabilsan kashaqaynteeda dadka taas oo macnaheedu yahay waa hab “KEEN & HOO” taas oo la odhan karo waa mid aan la ilaalin Karin lana daba gali Karin, taas oo maamulayaasha dakhliga ku keeni karta in ay isticmaalaan qaabab aan toos ahay oo ay ku ogaan karaan arintan.

Tiknoolojiyada Xadidan

Waxa jira nusqaamo dhinaca tiknoolojiyada iyo xirfadaha farsamo taas oo aanu qofka shaqaaluhu aanuu u heli Karin madaxdiisa warbixin kufilan. Tani waxay sobobi kartaa in hab xisaabeedkii uu noqdo mid aan tayo lahayn iyada oo kadhigaysa qorshaha miisaaniyadda mid aad u liidata oo aan xaqiiqda ku dhisnayn, sixir barar imankara, foojari ku iman kara kharashkaadka miisaaniyadda, isdaba marin iyo bedalid lagu samaynkaro hantida umadda. Sidaas darteed tani waxay hoos u dhac wayn ku keenaysaa kamidho dhalintii iyo xaqiijintii shaqada dawladda.


What is the PFM Reform Strategy Approach?

The Somaliland PFM reform strategy aims to improve government’s capacity and systems in utilizing public funds to meet the NDP goals, and ultimately those of vision 2030. This involves building human resource capacity, putting in place modern and effective systems and procedures for effective financial management and reporting.

The GoSL has adopted a “Whole Government Approach” of comprehensive approach which enables PFM sub-systems to support each other and focus on multiple strategic issues, rather than relying heavily on annual action plans and operating in isolation.

Waamaxay habka mashruuca dibuhabaynta PFMku?

Mashruuca dibuhabaynta PFMku waxa ay ujeedadiisu tahay sidii uu horumar ugu samaynta lahaa awooda dawladda ee isticmaalka hantida umadda si looga midho dhaliyo qorshaha horumarinta qaranka iyo gabihaanba hadafka 2030ga. Taas oo ay kamid tahay in la dhiso awoodda shaqaalaha, iyo in ladajiyo qaab casriyaysan oo shaqaynaya oo leh maamul maaliyadeedka caalamka oo kale. Dawladda Somaliland na waxay si guud u aqbashay qaabkan.


What are the Guiding Principles of the PFM Reform Strategy?

PFM reform shall be:

  • Comprehensive, including all the various reforms in PFM system as well as the crosscutting issues related to capacity-building, service conditions and the legal framework.
  • Sequenced, to secure progress and a manageable workload
  • Stakeholder-managed, enabling consolidated efforts across government both horizontally and vertically, and harmonization with and between donors
  • Coordinated (both logistically and conceptually), integrating the leadership and management to ensure a conducive political environment.

The strategy is sequenced over a four-year period and comprised of 5 pillars and components, which are intended to work in parallel, to

  1. Strengthen the foundations of PFM
  2. Enhance PFM skills and competencies of MoF and Line Ministry staff
  3. Ensure the availability and reliability of core financial data.

Maxay yihiin mabaadii’ida mashruucan PFMku?

Mashruuca PFMku wuxuu noqon doonaa:

  • Qaab kala duwan oo laxidhiidha sidii awooda dhaqaale iyo shaqaale loo dhisi lahaa, in xaaladaha adeega iyo qaabka sharcigana looga dhigi lahaa mid dhamaystiran.
  • Ilaalinta horumarka iyo kaantaroolida awoodda.
  • In maamulka daneeyayaashu awood u leeyihiin inay mideeyaan dadaalkooda dawladnimo.
  • In uu isku xidho hogaamiyayaasha kikradahooda macquulka ah si loo dhiiri galiyo xaalada siyaasadda wadanka.

Habkan waxa loo kala saaray mudo afar sano ah taas oo ay ka mid tahay shan tiirar kuwaas oo loogu talo galay inay u shaqeeyaan si iskumid ah:

  1. In laxoojiyo salka PFMka
  2. In kor looqaado xirfada PFMka iyo awoodda Wasaaradda Maaliyadda iyo Wasaaradaha kale shaqaalahooda.
  3. In lahubiyo helitaanka iyo isku halaynta macluumaadka maaliyadda.

What are the PFM Reform Pillars and Key Components?

PFM reform strategy as to be implemented under 5 pillars and reinforced by distinct but complementary components. PFM reform programme has been designed to accommodate a logical sequencing of enabling activities and with the aim not to overburden the components that also have to carry out the normal day to day duties.

Maxay yihiin tiirarka mashruucan PFMku iyo qaybihiisa muhiimka ahi?

Habka dibuhabaynta mashruucan PFMku waxa uu kakooban yahay shan tiir oo aas aas u ah hirgalinta mashruucan.


PFM Reform and You: Why should You care?

The PFM Reform strategy will increase national development in several areas, as highlighted below:

Better Public Services

Improved government accountability and transparency will encourage effective use of public funds for service delivery by strengthening institutions, civil society and citizens to hold their governments to account.

More Transparency and Integrity

Improved PFM can also help the executive to clamp down on corruption and reduce wastage or mismanagement of public funds.

More Investments and a Stronger Economy

Government accountability will improve the country’s credit status and increase involvement of lenders and investors in the open market. This translates to a stronger economy and more jobs. Better fiscal management will also increase export and tax revenue.

Increased Citizen Participation

Due to fiscal decentralization, responsibilities, powers and resources from the central government (ministries and agencies) will be transferred to local and regional levels, thereby becoming closer to the citizens, while remaining a part of the central government system.

Increased Skills and Employability

Capacity building and training will be part and parcel of the system improvement processes as regards Automation, International Quality Assurance, Human Resource Management, Oversight and Reporting functions, among others. This means that Ministry officials and other stakeholders will have better skills, more career opportunities and increased job satisfaction.

Mashruuca PFMka iyo Adiga: Maxaad u Danaynaysaa?

Habka mashruucan PFMku wuxuu kor uqaadi doonaa horumarka qaranka isaga oo meelo badan ka taaban doona sida hoos ku xusan:

Adeegyada Dadwaynaha oo Wanaagsanaan doona:

Waxa la xoojin doonaa masuuliyadda dawladda iyo daahfurnaanta taas oo dhiiri galin doonta in hantida umadda loo isticmaali doono sida ugu fiican iyada lasamayn doono adeeg bixin xoojinaya qaybaha dawladda, bulshada rayidka ah, iyo muwaadiniinta si ay dawladooda ula xisaabtamaan.

Daahfurnaan badan iyo Daacadnimo:

Xaqiijinta PFMku waxa kale oo uu ka caawinayaa madaxda hoos u dhigidda musuqmaasuqa iyo yaraynta wakhti lumiska ama maamul xumida hantida dawladda.

Maalgashi Badan iyo Dhaqaale Xoogan:

Masuuliyadda dawladdu waxay kor u qaadi doontaa xaalada maamuus waxay kordhin doontaa  isku xidhka maalgashiga ee suuqa. Tani waxay ka dhigan tahay in dhaqaale xoogan iy shaqooyin badan iman doonaan. Maamulida  wanaagsan dhaqaaluhu sidoo kale wuxuu kordhinayaa alaabta soo dajinta iyo cashuurta dakhliga.

Kor uqaadida wax la qaybsiga muwaadinka:

Maamul daadajinta awgeed, masuuliyadda, awoodda iyo khayraadka dawladda dhexe waxa loo gudbin doonaa dawladda hoose iyo qaybaha dagmooyinka si loogu dhawaada muwaadiniinta loona ogaado baahiyahooda.

In la kordhiyo xirfadaha iyo shaqaalaysiinta:

Dhisidda awoodda shaqaalaha iyo tobobarkoodu waa qayb kamid noqon doonta mashruucan kuwaas oo udhigmi doona sidan: Qalabayn xafiisyada, Tayayn heer caalami ah, Hubinta, Maamulka Shaqaalaha, Kormeerid iyo Warbixin. Taas macnaheedu waxa weeyi saraakiisha wasaaradda iyo daneeyayaasha kale waxay yeelaan doonaa xirfadda ugu wanaagsan, fursado badan kuqanacsanaanta shaqada oo kor u kici doonta.